DHAGEYSO: Qiimaha La’iibiyo Kaluunka oo Hoos u Dhacay Muqisho (Warbixin)

Waxaa hoosu dhac laga dareemayaa qeybaha kala duwan ee malaayga suuqyada magaalada Muqdisho, iyadoo Ganacstada kaluunka ay u sababeeyeen, xilliga kuleelaha ee lagu jiro.

Wariyaha Radio Dalsan Cabdinaasir Socdaal ayaa tagay suuuqa malaayga degmada Xamar-weyne, waxaana uu la hadlay qaar ka mid ah Ganacsatada oo uu wax ka weydiiyey isbedelka ku yimid kaluunka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.