Dhageyso: Qareen Somali Mareykan Ah Oo Soo Dhoweeyay Xukun Lagu Riday Ajaanib Sharci Darro Kuso Gashay Somalia

Dr C/waxiid C/lahi Warsame oo ah Sharci yaqaan ka howlgala xafiiska qareenadda ee gobolka Ohaayo ee dalka mareykanka ayaa ka hadlay sida uu u arko xukun Maxkamadda Gobolka Banaadir dhowr cisho ka hor ay ku riday 27-ruux oo kenya u dhashay dalkana kusoo galay si sharci darro ah.

Dhgeyso Wareysiga oo dhameystiran.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor