Dhageyso: Qareen ka Howlgala Mareykanka Oo Ka hadlay Eedeymaha Loojeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Dr C/Waaxid C/laahi Warsame oo ah Qareen soomaaliyeed kana howlgala xafiiska Qareenadda ee gobolka Ohaayo ee dalka Mareykanka oo wareysi Gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa qaab sharci ah uga hadlay mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Xasan sheekh oo ay wadaan xubno ka tirsan baarlamaanka somaliya.

Waxaa uu sigaar ah uga hadlay eedeymaha musuqmaasuq la xeriira ee xildhibaanada mooshinka wada ay u cuskadeen madaxweynaha.

Dr C/Waaxid C/laahi Warsame ayaa dhinaca kale Talooyin muhiim ah usoo jeediyay Madaxweynaha Dalka Somalia Mudane Xasan sheekh Maxamuud.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor