DHAGEYSO: Puntland oo ku Baaqday in laga shaqeeyo Sidii looga Gudbi lahaa Kaalmada laga sugo Dibada

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada inay isu gurmadaan, si looga maarmo kaal mada dibada.

Eng. Cameey ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo, sidii looga gudbi lahaa wax ka sugida beesha caalamka, hayeeshee loo baahanyahay in soomaalidu wax qabsato.

Halkaan hoose ka dhageyso codka