Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo, ayaa sheegay si kasta oo Kooxda Daacish ay isugu ururiso Buuralayda Galgla ay guusha ugu dambaysa ay gaari doonan Ciidmada Puntland.
Yuusuf Maxamed Wacays ayaa ugu baaqay Xubnaha kale ee Daacish inay isu soo dhiibaan , isla markaana ay dawladu soo dhoweynayso si waanagsana loola dhaqmi doono.
Hadalkan ayuu ka sheegay xilli uu ka hadlayay Munaasabad lagu soo bandhigayay Koox ka tirsan Daacish oo isu soo dhiibay Puntland.
Hoos Ka Dhageyso Codka