Dhageyso:-Nuxurka Khudbadii Ra’iisul Wasaaraha ka jeediyay Banaanbixii Maanta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo Maanta khudbad ka jedinayay banaanbixii lagu taageerayay dowladda Soomaaliya ee maanta lagu qabtay garoonka Kubbada Cagta ee Banaadir Stadium ee degamda C/Casiis Gobolkaan Banaadir.

Xasan cali kheyre ayaa sheegay in dhowrkii bilood  ay jirtay dowlada cusub Shacabka soomaaliyeed ay ku guuleesteen in ay aruuriyaan in ka badan Shan 5 Milyan oo Dollar wana markii ugu horeysay ee la arko in Shacabka Soomaaliyeed ay si iskood ah iskugu aruuriyaan lacagtii ay isku caawin lahaayeen.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkiisa waxa uu intaas ku daray in talaaba kasta ay qaaday dowladdaan ay ka caawiyeen Shacabka Soomaaliyeed oo la gaarb taagan.

Khudbada Ra’iisul Wasaraha oo dhinacyo badan ka ahdleysay Hoos Ka Dhageyso

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media