Dhageyso: Nafada dagmada Mahadaay oo cabanayaan

ururka naafada dagmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhaxe gaar’ahaan ururka Indhoolayaasha dagmadaas ayaa ka cabayana xaalad adag oo hoosta indhoolayasha ku dhaqan dagmadas.

qaar kamid ah indhoolayaasha oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa ay direen baaq ku aadan in wax loo qabto.

Halkan hoose ka dhageyso codka