Dhageyso: Muqtaar Shariif oo Ka Hadlaya Geerida allaha u naxariistee Ummu Shariif

Muqtaar Shariif Social oo kamid ah Fanaaniinta Kooxda Waaberi oo ay aad isugu dhawayen Allaha u naxariiste Fanaanada Ummii Axmed Nuur Ummu Shariif ayaa Dalsan uga warbixiyay Geerida Fanaanada.

Ummu Shariif ayay dhaqaatiirta ka sheegen Xanuunka Malaariyada balse seddex cisho kadib Xalay ayay ku dhimatay Cusbitaalka Banaadir Ee Magaalada Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor