Dhageyso: Milleteriga Ethopia oo Duqeeyay Saldhig Al-shabaab aay ku lahaayeen Gobolka Baay.

Gudoomiyaha Deegaanka Goof-gaduud Shabeelow ee G.Baay Xuseen Wardheere Xasan ayaa Duqeyntaas oo Ka Dhacday Tuulada Buulo-Barako oo u dhaw deegaanka Goof-Gaduud u Xaqiijiyay Radio Dalsan.

Halkaan Ka Dhageyso:

Xuseen Wardheere Xasan Gudoomiyaha Deegaanka Goof-Gaduud

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor