[Dhageyso]:- Maxkamadeynta wiilashii dhawan kufsiga u geystay gabaryar ku noleed Galdogob.

Waxaa maanta magaalada Galdogob ee gobalka Mudug lagu maxkamadeyay wiilal dhowaan degmadas  ku kofsaday Gabar aad u da,yar oo ku noleed halkaas.

Gudi iskugu jiray Culuma owdiin iyo wax garad ayaa loo saaray in ay ka shaqeyaan maxkamadeynta wiilasha ku kacay fara xumeynta gabadha,hese,yeshe waxa maanta lagu dhawaaqay waxa ay mu teysteen.

Gudiga ayaa isku raacay in mid kastaa oo wiilashaas ka mida lagu dhifto 100-karbaash iyo in ay bixiyaan Magdhow.

Dhageyso Codka 

Wareysi Baxnaaniye

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor