DHAGEYSO: Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday Rag lagu soo Qabtay Walxaha Qarxa (SAWIRRO)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Go’aan maxkamadeed maanta ka gaartay kiiska laba ruux oo ku eedeysnaa inay ka tirsan yihiin Ashabaab, laguna qabtay dhawaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa.

Guddoomiyaha Maxkamada Darjada 1-aad ee Ciidamada Xassan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka, waxaana uu sheegay in ragaasi lagu helay fal dambiyeedkii lagu soo edeeyey, islamarkaana ay ku cadaatay eedeysanayaasha dambigii lagu soo oogay oo uu ilmaamay xukunka labada ruux inuu noqday min Toban sano oo xabsi ciidan ah, qofkii aanan ku qanacsaneyna uu ka qaadan racfaan xukunka maxkamada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media