Dhageyso: Madaxweyne Xasan sheikh oo wax garadka sh/hoose ka dal baday xalinta xiisadaha gobolkaas.

Madaxwynaha somaaliya Xasan  shiikh Maxamuud ayaa waxgaradka dagmada Afgooye ka dalbaday in ay ka shaqeyyaan xal u helida xiisadaha ka jira halkaasi

Madaxweynaha ayaa hadlkaasi ka sheegay kulan uu la qaatay wax garadka dagmadaasi

Halkaan hoose ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Somaaliya