Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf, oo la kulmay Madax ka socotay Qaramada Midoobay+Sawiro

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxaa maanta kulan ku wada qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Geelle ducaalle(Xaaf) iyo wafdi ka socda hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca gar gaarka.

Kulanka waxa Goobjoog ka ahaa masuuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug iyo kan degmada iyo masuuliyin kale iyagoo ka wada hadlay arimo muhiim ah.

Kulankan Dhexmaray Madaxaweynaha Galmudug iyo Saraakiisha Ka Socotay Hay,adaha ayaa ahaa mid Looga Hadlayay Sidii Wax Loogan qaban lahaa   Ugormashada Dadka Tabaaleysan iyo Hormarinta .islamarkaana iyo dib udajin iyo Shaqo Abuur Loogu Sameyn Lahaa. Bulshadaas.

Kulanka ka dib ayaa wixii ka soo baxay waxaa Saxaafada u akhriyay Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirada

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media