Dhageyso: madaxweyne ku xugeynka Jubbaland oo masuulyiinta Baardheere kala hadlay arimo xasaasiyaa

xili maanta wafdi balaaran uu hogaminayo madaxweyne ku xugeynka juabbland Maxamuud Sayid Aadan ay booqasho ku tageen dagmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay halkaas kula kulmeen madax ka tirsan maamulka dagmadaasi.

gudoomie ku xugeynka dagmada Baardheere Ismaaciil Sheekh Cabdi Qorax oo la hadlay Dalsan ayaa ka warbixiyay kulamada iyo waxyaabaha inta badan looga hadlay

Halkan hoose ka dhageyso codka