DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka ugu Baaqay inay la Shaqeeyaan Ciidamada Amaanka

Madaxweynha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa ka dabaday Shacabka dagan magaalada Muqdisho, inay kala shaqeeyaan ciidamada nabadgalyada, si looga hortago dhibaatooyinka amni ee ka jira dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyno nabad galyada iyo hormarka dalka, oo uu ugu yeeray shacabka inay dowladda garab istaagaan.

Halkaano hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media