DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in Dowladda Shaqa Abuur ay u Sameyn Doonto Dhalinyarada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay  in Dowladdaiisa xooga ay saari doonto, sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada gudaha, islamarkaana looga hortagi lahaa dhibaatooyinka heesta dhalinyarada waxbaratay, oo uu xusay inay ka go’an tahay dowladdu in ay la’imaato isbadal muuqda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Dowladda federaalka ay sameyn doonto qorshe lagu xakameynayo dhaqaalaha dalka, si looga faa’ideesto meelo badan.

Halkaaano hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media