DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in loo Baahanyahay iskaashi iyo in Laga Wada Shaqeeyo Danta Guud

Madaxweynaha Jamhuuriyada fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in mdaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ay ku heshiiyeen in laga wada tashato danaha guud loona midoobo sidii hormar loo gaarsiinnlahaa dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in loo baahanyahay iskaashi iyo in laga wada shaqeeyo danaha guud ee dalka, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay qaataan kaalintooda, si  buu yiri meel looga soo wada jeesto hormar gaarsiinta dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media