{Dhageyso}:- Madaxweynaha Soomaliya oo Shacabka ka dalbaday in si dhow loola shaqeeyo Dowladda si Afrta Sano soo-socota looga gudbo Caqabadaha heysta Soomaliya.

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka sida gaarka u heysta Soomaaliya,Waxa uu sheegay in loo baahanyahay in dadku ay mujiyaan Niyad sami si dib loogu sooceliyo Soomaaliya oo wakhti dheer bur-bursaneyd.

Waxa uu sheegay in Dowladdu aney ka maarmin Shacabka isla markaana loo baahanyahay in si dhow ay ula shaqeeyaan Dowladda oo uu cadeyay in isaga iyo Xubnaha kale eek u jira Dowladduba aney awood u laheyn in ay hagaajiyaan Dalka loona baahanyahay Gacmo si wadajira wax u qabta.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media