Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) aya Hambalyo ku aadan Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxa uu u diray Shacabka Somaaliyeed meel kastoo ay joogaan.

Muuqaal Vedio ah oo la soo dhigay Barta Facebook ee Villa Somaaliya ayaa Madaxweynaha Somaaliya waxa uu ku yiri.

“Hambalyo bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Qof walba waa inuu afuriyaa qof walaalkiis ah, gaar ahaan dadka danyarta ah.

Waxaan Alle ka baryayaa inuu sanadkan kiisa kale nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Hadalka Madaxweynaha Somaaliya ayaa ku soo aadaya xili Maanta Guud ahaan Somaaliya iyo Caalamka dadka Muslimiinta ah ee ku nool ay u tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media