Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arimaha Federaalka iyo Xaalada Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 35-aad ee baarlamaanka maamulkaasi.

Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka horjeediyay xubnaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka dalbaday in laga shaqeeyo horumarka deegaanada puntland.

C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlin hadal maalmihii dambe la isla dhexmarayay oo ahaa in isku shaandheyn lagu sameenayo xukuumadda maamulkaasi.

Ugu dambeyn waxaa uu shaaciyay in ay jiraan shaqsiyaad faragalin ku haya arimaha federaalka waxaana uu ka codsaday xubnaha baarlamaanka in arimahaasi laga digtoonaado.

Hlakan Ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha Puntlandi:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor