DHAGEYSO: Madaxweynaha Jubbaland oo Dhaliilay Qorshaha Dawladda ee La Dagaalanka Alshabaab

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay qorshaha la dagaalanka Alshabaab oo ay dowladu wajaheyso, si looga saaro dalka Alshabaab.

Axmed Madoobe ayaa sheegay, haddii la’isku tashto in lagu guuleysan karo dagaalka Alshabaab, waxaana uu ku taliyey in meel looga soo wada jeesto dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhaliilay, sida ay hada u wajahdo dowladda dagaalka Alshabaab, waxaa uu sheegay in looga baahanyahay madaxda federaalka inay mideeyaan ciidamada, oo uu tilmaamay in looga maarmi karo ciidanka AMISOM.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka