(Dhageyso):-Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Eedeyay Faragalinta Doorashada Cadado.

Muqdisho(Radio Dalsan) Xildhibaan C/qaadir Maxamed Aadan Sandheere oo kamid ah musharaxiinta hada dooneeso kamid noqoshada xildhibaanada cusub ee baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa uu madaxweynaha Galmudug ku dhaliilay in uu faragalin ku hayo doorshada ka socota magalada Cadaado

xildhibaanka ayaa sheegay in kursiga jufadiisa ee beesha Shiiqaal uu rabo in uu isaga u’tartamo uu madaxweynaha Galmudug uu doonayo in uu sixoog ah ku galiyo dad uu isaga wato asagoona ku baaqay in arinka wax laga qabto

hadalka xildhibaanka ayaa imaanaya xili ee isa soo tarayaan dhaliilaha laxariira doorashada ee inta badan loo jeedinayo madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka  Xiladhibaan C/qaadir Maxamed Aadan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor