Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug oo ku wajahan Magaalada Garoowe

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaale (Xaaf) ee Gobolka Mudug halkas oo uu shalay gaaray,waxana la sheegayaa in xalay kulamo kala duwan uu la qaatay Masuuliiinta Magaalada Gaalkacyo e dahnka Galmudug isagoo kala hadlay arimo la xiriira dahnka amniga.

Madaxweyn e Xaaf,ayaa markii uu tagay Gaalkacyo waxa uu sheegay in uu dhamaan tegi doono Gobolada Mudug iyo Nugaal oo ay kala joogaan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Socdaalkiisa uu yahay  mid Nabadeed si Shacabka labada Maamul ay u wada noolaadaan.

Safarkaan uu hada ku jooga Gaalkacyo kiisa xiga ayaa waxa uu ku tegi doonaa deegaanka Galogob halka kiisa xiga uu ku tegi doono Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media