Dhageyso: Maamulka Xudur oo faah faahiyay Dagaalo halkaas ka dhacay.

kadib dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Degaano duleedka

ka ah degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa maamulka degmadaas waxa uu faah faahiyay qasaaraha dagaalka iyo xaaladu sida ay tahay.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Gudoomiye kuxigeenka Degmada Xudur Aadan Cabdi Max’ed.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor