(Dhageyso) Maamulka Tv-ga Universal oo ka hadlay xukun ay riday maxkamada gobolka Nugaal

Agaasimaha bariga iyo bartamaha Afrika C/laahi Xisri Kulmiye ayaa ka hadlay xukunkii ay maanta riday maxkamada gobolka Nugaal ee maamulka Puntland.

c/laahi oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa dhanka kale ka warbixiyay waxa maamulka Puntland oo ku heestay Tv-ga Universal ee keenay in ga’bihaan Tv-ga laga mamnuuco deegaanda maamulkasi.

Halkan hoose ka dhageyso codka