DHAGEYSO: Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegay in La Bilaabayo Bixinta Lacagaha Gurmadka Abaaraha

Ku simaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ahna Wasiirka beeraha Maxamed Xassan Fiqi ayaa amray in la bixiyo qeybinta wajiga labaad ee gurmadka abaaraha, gaar ahaan 150,000-ka kun ee guddiga gurmadka abaaraha dhawaan u direen Koonfur Gabeed , si wax looga qabto dhibaatooyinka abaaraha ee ka jira deegaanada maamulkaas.

Wasiir Fiqi ayaa tilmamaamay in loo baahanyahay in si deg deg ah loo bixiyo gurmadka, loona qeybiyo deegaanada ugu daran ee abaaraha.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media