Dhageyso: Maamulka Hirshabelle oo shegay in ay sicad u’diideen barnamijka qorashaha qaranka

madaxweynaha maamulk Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xili uu maanta ku laabtay Jowhar shaaciyay in ay diideen barnaamijka qorshaha qaranka ee waday dowlada Soomaaliya.

“waxaanu go’aasanay in aanu diidno qorshaha qaranka waayo waa mid aan ka shaqeeneen danaha maamulka Hirshablle” ayuu yiri madaxweynaha maamulka Hirshablle.

Halkan hoose ka dhageyso codka