DHAGEYSO: Maamulka Hirshabelle oo Qorsheynaya Dib u Howlgalinta Dakada Ceel Macaan

Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa wada qorshe ay dib ugu howlgalinayaan Dakada Ceel Macaan iyo garoonka diyaaradaha Cisaleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, inkastoo arrimahaasi uu ka jiro muran u dhaxeeya dowladda iyo maamulka Hirshabeelle.

Wasiirka warfaafinta Mahad Xasan Cismaan ee Hirshabeelle ayaa sheegay inaysan wax gorgortan ka gali doonin furitaanka garoonka Cisaley iyo dakada Ceel Macaan oo oo u tilmaamay inay xaq u leeyihiin sida maamulada kale.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.