Dhageyso: Maamulka Galmudug oo Eedeyn u jeediyay Al Shabab

Xildhibaan Cali Cibaar oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ku dhaleeceyay Al Shabab iney is hor istaagen dad barakacayaal ah oo doonayay iney dib ugu laabtan Magalada Ceelbuur.

Halkan ka dhageyso: