DHAGEYSO: Maamulka Degmada Hobyo oo Sheegay inay Diyaariyeen Ciidamo ka hortaga Burcadbadeeda

Guddoomiyaha degmada Hobyo Cabdullaah Axmed Cali oo la hadlay Radio ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo gaar ah oo ka hortaga falalka afduubka ee burcadbadeeda maraakiibta sisheeye ka qafaasha xeebaha soomaaliya iyo meelaha ka baxasan.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay isku dhaf ku sameyeen ciidamo boolis oo lagu soo tababaray Muqdisho, iyo kuwa mariiniska ee Galmudug, si ay uga hortagaan dhibaatada ay bucadbadeeda ku hayaan maraakiibta sisheeye ee isticmaala xeebaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.