Dhageyso:-Maamulka Cusub ee Degmada Howl-Wadaag oo bilaabaya Shaqadiisa

Gudoomiyaha Cusub ee degmada howl-Wadaag Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay qorshiisa Siyaasadeed ee uga degsan degmadaasi maadaama uu xilka loo dhiibay uu yahay mid ku cusub oo aad u culus Shaqada badan ee looga baahan yahay in uu qabto.

Cabdi Kariin Cali Kaar gudoomiyaha degmada Howl-Wadaag ayaa sheegay in mar walba uu sicadaalad ah ugu sahqeyn doono Shacabka uu masuulka ka yahay ee ku nool degmada Howl-Wadaag islamarkaan uusan aqbali doonin dad si xigta ah Sharciga doonaya in ay ugu tuntaan.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in qof walba oo Somaali ah uu Xafiiskiisa uu u furan yahay in uu soo galo islamarkaana uu la wadaago waxa uu jecel yahay.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media