Dhageyso : laamaha amaanka oo la wareegay Hub iyo Hotelo ku yaalo Howlwadag

Gudoomliyaha Degmadda Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo la Hadlay Idaacada Dalsan ayaa ka warbixiyay Baaritaano Ciidamada Amaanka Ay ka Sameeyeen Degmadaasi.

Howlgalka Waxaa Lagu soo Qabtay Jawaanno Ay ka Buuxeen Walxaha Qarxa iyo Rag la Tuhunsanyahay in ay Al Shabaab Ka Mid yihiin.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa hoosta Ka xariiqay in dowladda ay la wareegtay Hotelada Kismaanyo Kow iyo Kismaanyo Labo kuwaas oo laga qabtay Sargaal Ka tirsanaa Al Shabaab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor