(Dhageyso) Kulan looga hadlayay arimaha burcad-badeeda oo ka dhacay Hobyo

gudoomiyaha dagmada Hobyo ee gobolka Mudug C/laahi Axmed Cali Faad oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay kulan loga hadlayay arimaha burcadbadeeda oo ka dhacay dagmadaasi

gudoomiye Faad ayaa sheegay in kulan uu ka soo baxay qodobo ay kamid aheed in siwadajir ah looga hortago Burcadbadeeda soo cosboonaatay

Halkan hoose ka dhageyso