Dhageyso: ku dhawaad 80-ruux oo ku sugan Kaxda uu soo ritay cudurka jadeecada

gudoomiyah dagmada Kaxda ee gobolka Banaadir Maxamed Cismaaciil ayaa idacada Dalsan u xaqiijiyay in haatan cudurka shuban biyoodka uu saameen xoogan  ku hayo dadka ku soo barakacay dagmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

gudoomiyaha ayaa sheegay haatan in uu cudurka soo ritay ku dhawaad 8-ruux tiro kale uu san carabaabinna uu sheegay in ay u dhinteen cudurkaas.

Halkan hoose ka dhageyso codka