Dhageyso: ku dhawaad 10-ruux oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho.

Qaraxaan oo ka dhacay nawaaxiga Ex-Contarol Afgooye ayaa ahaa miino nooca dhulka lagu aaso oo lala eegtay goob ay ku sugnayeen ciidamo katirsan Dowlada.

Mid kamida dadka degaanka oo wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay arkayeen dad gaaraya 8-ruux oo isugu jira ciidan iyo shacab.

Majirto fah faahin dheraad ah oo ay ka bixiyeen laamaha amniga iyo Gobolka Banaadir oo ku aadan qaabka ay wax u dhaceen.

Halkaan ka dhageyso.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor