Dhageyso:- Khudbadii Wasiirka Arimaha Gudaha uu ka jeediyay M/Cadaado

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax (Juxa) oo khudbad xasasi ah Maanta ka jeediyay Xaflada Caleemo-Saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay Maaxweynaha Maamulka Galmudug uu uu noqdo kii ka shaqeyn lahaa Nabada dadka ku nool Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Axmed Geelle Ducaale(Xaaf) Waajib uu ka saaran yahay in uu wadahadal la furo Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Wasaarada Arimaha Gudaha Somaaliya ay dhawan qaban doonto Shir dib u heshiisiin ah kaas oo loo qabayano Ummadda Soomaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka