[Dhageyso]:- Howlgal ka dhacay gobalaka Baay oo Alshaba looga furtay dad ay heysteen.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in howlgal ka dhacay degaano ka tirsan goblak Baay ay ku soo furteen dad shacaba oo Al-shabab in muda ah ugu xirnaa xabsiyo ku yaala degaanada ay maamulaan.

Saraakiisha maamulka Konfur Galbeed oo la hadlay  Idaacada dalsan ayaa u xaqiijiyay in howlgal gaara oo ay fuliyeen ciidamada Milatariga ay ku soo furteen dadkaas,Saraakiishu ma sheegin hadii ay la kulmeen iska hor imaad inta uu socday howlgalku.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor