Dhageyso:-Hay’adda UNDB, oo Shaqooyinkeedii ka weecisay Koonfurta Soomaaliya

Madaxda Hay’adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Hay’adda ayaa iminka ka Shaqa bilaawday Magaalada boosaso taas oo hirgelisay Wado muhiim u ah bulshada Magaalada Boosaaso islamarkaana y ku baxeyso lcag aad u farabadan.

Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso oo ka hadlayay Goob ay ka dhaceysay Munaasabad xariga looga jarayay dhismahada Wado marta Xaafadaha dhaca dhinaca Xeebta ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,ayaa waxa ay shegen in ay aad ugu amaanayaan Shaqada ay Hay’addu u qabaneyso Shacabka Puntland.

Hoos Ka Dhageyso Codadka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media