Dhageyso: Haweynee laxirneed Deeqo Diraac oo ka sheekeeneesa qaabka ay u’dhimatay

Haweyneedaan oo lagu magacaabo Falis Mayoow Sabriye ayaa ka sheekeesay Deeqo Diraac oo ay isku qol ku xirnaayeen qaabka ay u xanuunsatay iyo waliba waqtiga ay dhimaneesay oo ay agjoogtay

haweyneedaa ayaa sheegtay in mudo ku dhow 10-bilood ay halqol kuwada xirnaayeen

Halkan hoose ka dhageyso codka