DHAGEYSO: Hanti Dhowraha Qaranka oo ka Hadlay falkii Ay Ilaaladiisa Ku Dileen Marxuum Wasiir Cabaas

Hanti dhowraha qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka hadlay allaha unaxariistee geeridii ku timid marxuum Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji oo ahaa wasiirka howlaha guud ee xukuumada Soomaaliya, islamarkaana ku geeriyooday rasaas ay ku fureen ilaaladiisa.

Dr. Nuur ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxtinta lahayd ee ku timid wasiir Cabaas, waxaana uu ku tilmaamay falkaasi mid kam ahaa, oo uu xusay inuu hada socdo baaritaan la xariira arrintaas, hayeshee waxaa uu  ka tacsiyadeeyey geerida ku timid wasiir Cabaas.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka