(Dhageyso) Gudoomiyaha maxkamada Baladxaawo oo ka hadlay askarigii qisaasta dilka ah lagu fuliyay maanta

Gudoomiyaha maxkamada magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo Sheekh C/qaadir Cismaaciil oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu ka hadlay askarigii maanta lagu toogtay dagmadasi.

Gudoomiye Sheekh C/qaadir Cismaaciil oo ahaa shaqsigii xukunka ku riday askariga kaas oo lagu eedeeyay inuu shaley galankii danbe dil ka geestay dagmadaas ayaa ka warbixiyay qaabka uu u dhacay xukunka ay rideen

Halkan hoose ka dhageso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media