Dhageyso: Gudoomiyaha Leego “Aniga Ma’aanan Dhiman Balse Waxaa Surka Laga Jaray Ku Xigeenkeygii”

Gudoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Cabdalla Isaaq Al Cadaala Oo La Hadlay Dalsan ayaa waxaa uu sheegay in aana la dilin walina uu noolyahay balse la dilay gudoomiye kuxigeenkii deegaanka leego.

Hadalka Gudoomiye Al-cadaala ayaa imaanaya iyadoo in ka badan 24-saaac la La’aa raq iyo ruux meel uu dhigay.

Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Cabdalla Isaaq Al Cadaala oo dhameystiran.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor