Dhageyso: Gudoomiyaha Dhaqanka Gobolka Sh/Dhexe oo sheegay in 3 bilood aan lagu dhisi karin Maamulka Hiiran iyo Sh/Dhexe

Gudoomiyaha Guddiga Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolka Shabeelada Dhexe Caaqil C/Fataax Macalin Maxamuud oo La Hadlay Idaacada Dalsan ayaa ku tilmaamay mid aan suurtagal ahayn Hadalkii ka soo baxay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Ee ahaa in Mudada 3da bilood ah Ee ka harsan Sanadkan 2015 ay Xukuumadiisu ku dhameystiri doonto Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

Halkan ka dhageyso Wareysi uu siiyay Radio Dalsan:-