(Dhageyso) Gudoomiyaha dagmada Balcad oo lagu eedeeyay tuulooyinkii la’gubay

Nabadoon Xaaji Axmed Cali oo kamid ah dadkii ku noolaa tuulooyinka maanta dagka laqabadsiiyay oo la hadlay idaacada Dalsan ayaa ee deyn kulul u jeediayay gudoomiyaha dagmada Balcad.

Nabadoonka ayaa gudoomiyaha ku eedeeyay inuu masuul ka ahaa dabkii laqa badsiiyay tuulooyinka hoostaga Balcad,sidoo kale nabadoonka ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen dabkaasi

Halkan hoose ka dhageyso codka