DHAGEYSO: Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo Shacabka ka Dalbaday inay feejignaan muujiyaan

Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo shalay lagu soo dhaweeye magaalada caasimada ee muqdisho ayaa waxa uu shacabka ku dhaqan gobolka banaadir u jeediyey inay muujiyaan daganaan.

Guddoomiye Taabid ayaa tilmaamay in hada lagu jiro waqti ada, waxaana uu u jeediyey in qof walba masuul iska saaro magaalada, si loo hormariyo dalka gaar ahaan gobolka banaadir.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media