Dhageyso: Gudiga doorashada maamulka Galmudug oo shegay in aan waqtiga laga dib-mareen

gudoomiyaha gudiga doorashada maamulka Galmudug Maxamed Xassan Geele oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in aan waqti laga dibmareen doorashada madaxweynaha maamulkaas.

gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay san aqbali doonin in markale dib loo dhigo doorashada

Halkan hoose ka dhageyso codka