Dhageyso: Galmudug oo si xoog ah ku soo furatay Doon iyo qaar kamid ah shaqaalihii saarnaa

gudoomiyaha dagmada Hobyo ee gobolka Mudug C/laahi Axmed Cali Faad oo lahadlay idacada Dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay howlgal ay ku soo furteen dooni iyo labo kamid ah shaqaalihii saarnaa.

gudoomiyaha ayaa sheegay in howlgalkan inta ay ku guda jireen inuu dhacay iska hor’imaad dhaxmaray ciidamada Galmudug iyo kooxda buracadbadeeda ee heestaya doonta ganacsi.

Halkan hoose ka dhageyso codka