Dhageyso:-Galmudug oo baaritaan ku sameyneysa Shactarkii ku degay Xeebaha M/Hobyo

Taliska Ciidamada ilaalada  Badda Maamulka Galmudug iyo Ciidamada NATO ee Saldhiga ku leh Xeebaha Dagmada Hobyo ee Koofurta Bari Gobalka Mudug ayaa baaritaan ku haya Sababta keentay in uu  qalibmo Shacraf waday Qalab loogu talo galay in lagu dhiso Dekadda, Garoonka Diyaaradaha iyo Wadada Xariisa Gaalkacyo iyo Hobyo.

 C/laahi Axmed Cali Gudoomiyaha Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa wax lagu Xumaado ku tilmaamay dhacdada dagista Shactarkaasi iyo Shaqaalihii la Socday kuwaas oo uu sheegay in ay badbaadiyeen.

 

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in iminka ay wadan baaritaano ku aadan qaabka uu u dahcay kiiskaas oo uu ka dhashay khasaaraha Burburklabkii lagu dhisi laha Wadada xiriirisa Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo.

Hadaba Warkaan waxa inoo soo diray Wariyaheena Gobolada Dhexe Saacid Abshir.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media