Dhageyso: Gabar yar oo 7-jir ah korineesana carruur ay walidkeed uga dhinteen oo lacago loogu gar-gaaray laga dhacay

sida uu Dalsan u xaqiijiyay gudoomiyaha dagmada Kaxda ee gobolka banadir Maxamed Ismaaciil waxa uu sheegay in Meymuun oo ah gabaryar oo todobo jir ah gacantana ku heesa nolasha Carruur yar oo walidkeed uga dhinteen xili ay abaarta ka soo hayaameen ayaa waxaa maanta dhac kula kacday haweynee Soomaaliyeed.

haweyneedaan ayaa la sheegay in ay gabadha yar ay ka qaadatay lacago dowlar ah oo gar-gaar ahaan u soo gaarsiiyeen shacabka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka dhageyso codka