Dhageyso: Faahfaahinta Nabadoon Lagu Dilay Magalaada Baladweyne

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Magaaladda Baladweyne ay ku dileen Nabadoon dhaqameed caan ka ahaa gobolka Hiiraan.

Nabadoonka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Cumar Garweyne.

Kooxii dilka geestay ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana halkaasi durba gaaray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka somalia.

Magaaladda baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaaa dhowr jeed waxaa lagu dilay nabadoono caan ka ahaa Magaaladda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor